Wakhtigaaga qaaliga ah ha isaga lumin wax tagay
Published on
4:49 PM
By
Admin
wakhtigaaga qaaliga ah marnaba ha isaga lumin wax tagay oo aan soo laabanayn waayo wakhtigaasi wuu tagay waayihiisana wuu la tagay ee hada bilow farxada noloshaada oo awoodaada dhan isugu gee inaad samayso wax wanaagsan