• Home
  • Disclaimer
  • Contact
  • 404 Page

Nuradiiny

Waa qoraa dhalinyaro ah waana aasaasaha fikrada caan baxday ee Qalbi Somali

  • Home +
    • Diin
    • Farxad
    • Jacayl
  • Wakhti +
    • Jacayl iyo farxad
    • Jacayl iyo Murugo
    • Jacayl iyo wakhit
    • Jacayl iyo Guul
    • Jacayl iyo Nolol
  • Media +
    • Photos
    • Audio
    • Video
  • About
  • Home
    • Diin
    • Farxad
    • Jacayl
  • Wakhti
    • Jacayl iyo farxad
    • Jacayl iyo Murugo
    • Jacayl iyo wakhit
    • Jacayl iyo Guul
    • Jacayl iyo Nolol
  • Media
    • Photos
    • Audio
    • Video
  • About
Welcome

Feel free to explore...

Nuradiiny Daacadnimo Farxad Ixtiraam Jacayl Jacayl iyo Guul Nolol Qurux Waa maxay xoriyad

Waa maxay xoriyad

Daacadnimo
Published on 3:57 PM By Admin
0 comments
XORNIMADA | Maxay tahay

Xoriyadu waa ta afrika gabi ahaan Somaliland uun ka jirta .

Xoriyadu waa mudnaanta bini aadamka

Xoriyada waa shay mihiim ah waana waxa uu ilaahay adoomadiisa siiyey. Qofku waa in uu xor u noqdo hadalkiisa iyo choices kiisa ba.

xorrimo waa inaad latimaado wixii alle ku amray oodan kacabsan cidaan asaga ahayn

xoriyadu waa wax qofkasta illaahay baa xumo oo dhan ka nasahane uu gaar u siiyey si cadaalada

xoriyadu waa inaa cadaalad hesho xaqaagana aan lagu tuman

Waxaan ka codsanaayaa dawlada Somaliland inay xoriyadeeda u soo celiyo fanaaniinta xidigaha geeska | fanaaniintana waxaan iyana ka codsanaayaa inay ilaaliyaan waajibaadka wadankooda ka saaran oo aysan qaniinin gacantii soo gacan qabatay

Soomaaliyeey midna ogaada Qof Xabsi Ku Jiraha Aya Garan Kara  Xoriyadu Waxaay Tahay Iyo Qof Lagu Tuntay Wuxuu Xaq U Lahaa.

Gudoomiyaha #QalbiSomali  Nuradiiny Tah

Share this post :
  • SHARE
  • TWEET
  • SHARE
  • PIN IT
Label : Daacadnimo Farxad Ixtiraam Jacayl Jacayl iyo Guul Nolol Qurux
Email ThisBlogThis!Share to XShare to Facebook
Admin

Admin

Related Posts

Ogow Gacaliso Koboca iyo Kool-koolinta Jaceylka
Ogow Gacaliso Koboca iyo Kool-koolinta Jaceylka
My Dream to See when you Smile ヅ
My Dream to See when you Smile ヅ
Ku dheh xaaskaaga ❤ Ma qiyaasi karo la'aantaada noloshu sida ay noqon doonto
Ku dheh xaaskaaga ❤ Ma qiyaasi karo la'aantaada noloshu sida ay noqon doonto
Newer Post Older Post
Subscribe to: Post Comments (Atom)

Multimedia Updates

Komentar

About me

Author

About me

Nuradiin Qalbi waa blogger waana qoraa dhalinyaro ah wuxuuna khibrad wanaagsan u leeyahay sida fikrad cusub loo keeno hadana si qurux badan loo faafiyo wuxuu ku noolyahay magaalada hargeisa.

Popular Posts

  • Hadalo Macaan
    Hadalo Macaan
  • ❤ Mararka qaarkood uma heshid erayo ku haboon ❤ lamaanahaaga Kalgacal awgeed
    ❤ Mararka qaarkood uma heshid erayo ku haboon ❤ lamaanahaaga Kalgacal awgeed
  • Jacaylka bilowgiisa ❤ Baqdin ❤ dhammadkiisa waa murugo
    Jacaylka bilowgiisa ❤ Baqdin ❤ dhammadkiisa waa murugo
    Jacaylka bilowgiisa waa ...
  • Ixtiraam dadka oo dhan
    Ixtiraam dadka oo dhan
  • Beerta Jacaylka ❤ Ilaalin iyo gacan ku hayn joogta ah
    Beerta Jacaylka ❤ Ilaalin iyo gacan ku hayn joogta ah

Halkan ka daawo fasiraada magacyada

Fasiraada magaca Maxamed


Fasiraada Magaca Nasriin



Fasiraada Magaca Khadra

Copyright © 2015 Nuradiiny All Right Reserved | Designed by Arlina Design